RW Rooble oo Khudbad xasaasi ah ka jeediyey Shirka garsoorka Soomaaliya (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay shir-sanadeedka garsoorka Soomaaliya oo ah madal lagu lafa-guro waxyaabihii Garsoorka u qabsoomay iyo caqabadihii ka hor yimid sanadkii tegay, iyadoo lagu jaangooynayo qorsheyaasha sanadka cusub. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay hufnaanta hannaanka Caddaaladda iyo sarreynta sharcigu inuu yahay tiir muhiim u ah dowladnimada, laguna … Continue reading RW Rooble oo Khudbad xasaasi ah ka jeediyey Shirka garsoorka Soomaaliya (Sawirro)